(Sawirro) Sii hayaha RW oo qodobo Muhiim ah kala hadlay danjire Steffan Tillander

Sii-hayaha Ra’isul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr Staffan Tillander. Kullanka dhexmaray labada mas’uul ayaa waxay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka joogtada ah ee ka dhexeeya labada dal iyo xoojinta taageerada Sweden siiso Somalia. Waxay sheegeen labada dhinac inay ka go’an tahay xoojinta cilaaqaadka … Continue reading (Sawirro) Sii hayaha RW oo qodobo Muhiim ah kala hadlay danjire Steffan Tillander